Dhismaha Dekadda Garacad oo si rasmi ah loo Daah Furey (Daawo Sawirada)

Madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa si rasmi ah u daah furay dhismaha Dekedda magaalada Garacad ee gobolka Mudug, waxaana munaasabada daah furka dekadda ka qeyb galay masuuliyiin kala duwan. Mashruuca lagu dhisayo dekadda Garacad ayaa qeyb ka ah qorshaha isku tashiga shacabka iyo maamulka Puntland, waxaana dhismaha dekaddan ku baxaya malaayiin dollar oo lacag … Continue reading Dhismaha Dekadda Garacad oo si rasmi ah loo Daah Furey (Daawo Sawirada)